Sharciyo cusub oo khuseeya degenaanshaha rasmiga ah ee Norway ayaa imaanaya. Dadka codsanaya degenaanshaha rasmiga ah ee Norway waa inay la kulmaan shuruudo adag oo ku saabsan aqoonta luqada norwejiga iyo aqoonta bulshada. Norway oo shuruudo badan ka dhigatay luqadda Dowladda Norway ayaa ku dhawaaqday qorshe ay ku adkeynayso sharciyada ku saabsan bixinta degenaanshaha rasmiga ah. War saxaafadeed ay soo saartay wasaaradda cadaaladda ayaa lagu sheegay in [...]
Radio Wataha – Nagula dabaaldag muusig! Maanta, Juun 21, waxaan u dabaaldegnaa Maalinta Muusiga. Muusigu wuu na maaweeliyaa, wuu naga farxiyaa, na dhaqaajiyaa oo na dhiirigeliya. Waanu shaqaynaa, ku nasannaa oo ku raaxaysanaa muusiga. Maanta, Maalinta Muusigga, waxaa habboon in aad dhegaysato albamka aad jeceshahay, aadidda riwaayad ama ciyaarista qalab. Ku soo biir Wataha - daar Radio Wataha Dabaaldega Muusiga oo aad nala wadaagto […]
Xagaaga ayaa soo dhow dhow,mar dhowna dhalinyaro badan ayaa shaqo xagaaga ka bilaabi doona Norway oo dhan. Shaqada xagaaga waa fursad weyn oo aad ku qaadato tallaabada ugu horreysa ee nolosha xirfadeed, kasbato khibrad xirfadeed oo aad kasbato lacag adiga kuu gaar ah - waxaan ku akhrinay bogga internetka ee kormeerka shaqada ee Norway. Sidoo kale akhri: Shuruudaha cusub ee ku saabsan nuxurka qandaraasyada shaqaalaynta ee Luulyo 1 […]